Xuseen Maxa’ed Faarax Ceydiid oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladihii kumeel gaarka ahaa ee ay Shisheeyuhu ka dhiseen Soomaaliya ayaa waraysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay in isaga iyo siyaasiyiin lamid ah ay kusoo barbaareen kaniisadaha.
Dhinac kale, wuxuu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay dagaallameyso, awood milliterina lagu maquunin karin.
Halkan ka dhagyaso warbixin hadalka Xuseen Caydiid.