HomeAll newsNusratul Islaam Wal Muslimiin Oo Saanado Hub ah Ka Furatay Ciidamada Burkina-Faso.

Nusratul Islaam Wal Muslimiin Oo Saanado Hub ah Ka Furatay Ciidamada Burkina-Faso.

Jamaacada jihaadiga ah ee Nusratul Islaam wal Muslimiin ayaa weerar xoogan ka fulisay wadanka Burkina Faso, halkaas oo ay ku beegstay saldhig ay degnaayeen ciidamada milliteriga wadankaas.

Weerarka waxa uu ka dhacay Fatis-yaaga oo hoostaga gobolka Fadan-Goorma, waxaana ka dhashey khasaare xoogan oo gaaray ciidamada halkaas lagu weeraray.

Bayaan kasoo baxay mu’assasada Az-Zallaaqa waxaa lagu sheegay in weerarka ay ciidamada mujaahidiinta Nusratul Islaam wal Muslimiin ku qaadeen saldhiga ay kusoo furteen saanado hub ah.

Labo gaari, 3 dhashiike, 10 BK, 23 AK 47, 5 bastoolad iyo diyaarad drone ah ayaa lagu sheegay bayaanka iney gacanta kusoo dhigeen ciidamada Nusratul Islaam wal Muslimiin.

Dalalka Maali, Burkina Faso iyo Niger ayaa waxaa si dardar leh uga socda howlgallada ay fulinayso jamaacada jihaadiga ah ee Nusratul Islaam wal Muslimiin, taasoo kamid ah jamaacaadka taabacsan urur- weynaha Al-Qaacida.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular