Faysal Rooble, wuxuu kamid ahaa wafdigii dowladda Federaalka uga qeybgalay wadahalladii Turkiga ku dhexmaray Itoobiya iyo Dowladda Xasan Sheekh Maxmuud.
Wuxuu ka hadlay in Itoobiya waxay dooneyso aaney ahayn dekad laga kireeyo oo ay arimo ganacsi u isticmaasho, laakiin ay dooneyso in saldhig milliteri oo buuxa laga siiyo badda Cas iyo xitaa badweynta Hindiya, arinkaasina ay si cad u soo bandhigtay.
Wuxuu ka sheekeeyay sidoo kale wax kamid ah qaabkii ay labada dhinac u wada hadlayeen.