Cabdi Saciid Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda soona noqday lataliyihii hore ee amniga ee Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa sheegay, in cidda kaliya ee ka hortagi karta damaca dowladda Xabashida Itoobiya ay tahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Isagoo wareysi siinayay warbaahinta Ingariiska ayuu ka dhawaajiyay hadalkaan, isagoona tilmaamay in dowladda fedaraalka aysan qaadi karin tallaab ka dhan ah Itoobiya, cidda kaliya ee ay ka waabaneysana ay tahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkaan ka Dhageyso Codka Wasiir Hore Cabdi Saciid