HomeAll newsCiidamada Dowladda Federaalka Oo Haweeney Hooyo ah Ku Weeraray Baladweyn.

Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Haweeney Hooyo ah Ku Weeraray Baladweyn.

Haweeney ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa waxaa rasaas ku furay ciidamada godoomiyaha maamulka gobolka hiiraan DF Muuse Salaad Wehliye.

Waxay sheegtay in loo adeegsaday qoriga PKM-ka iyo ayadoo soo bandhigtay fooqaqa rasaastii lala beegsay, iyadoo intaasi ku dartay ineysan garaneyn sababta loosoo weeraray gurigeeda.

Halkan ka dhagayso faafaahin la xiriirta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular