Dowladda Ruushka ayaa ku jilba fidsaneysa qaaradda Afrika gaar ahaan dhanka galbeed, halkaas oo ay dowladaha reer galbeedku waayeen awooddii ay ku lahaayeen, waxaana Moskow ay taagaareysaa saraakiisha milliteriga ee talada dalalka qaar la wareegay.
Hadaba wargeys kasoo baxa dalka Ruushka ayaa warbixin uu qoray wuxuu kaga hadlay sida ay dowladda Ruushka uga faa’ideysaneyso gaashaanbuurisga cusub ee ay sameysteen dowladaha Maali, Burkina Faso iyo Niger.
Warbixin_Sidan_ayuu_Ruushka_uga_faaideysanayaa_gaashaanbuursiga Afrika