Dhigane iyo Dhambaal, waa isku day ay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo heer jaamacadeed ah ay kusoo koobayaan nuxurka kutubo muhiim ah oo ay qoreen culimada muslimiinta.
Xalqada labaad, waxaa ardayad lagu magacaabo Khawla Cusmaan isdul taag ku sameynayaa kitaabka muhiimka ah ee lagu magacaabo ” Muxuu Caalamku ku waayay hoobashada Muslimiinta” kaasoo lagu tiriyo kutubta ugu muhiimsan ee laga qoray taariikhda bashariyadda.
Dhagayso Nuxurka kitaabka Muxuu caalamku ku waayay Hoobashada Muslimiinta