HomeAll newsSoomaalida Holland Oo La Nool Cunsuriyeyn Xad Dhaaf ah.

Soomaalida Holland Oo La Nool Cunsuriyeyn Xad Dhaaf ah. [DHAGAYSO]

Dalka Holland oo kamid ah dalalka ay quxootinimada ku joogaan kumanaan ruux oo Soomaali ah, ayaa dadka ku nool waxay ka cabanayaan cunsuriyeyen xad dhaaf ah oo ay kala kulmayaan dowladda wadankaas iyo shacabkeeda.

Dadka ka tagay Soomaaliya ee halkaas quxootiga ku ah ayaa waxaa ku adag in shaqooyin ay ka helaan wadanka, si guud quxootiga dalkaas ku nool ayaana laga takooraa, sida ay sheegayaan waraysiyo laga qaaday dad Soomaali ah.

Xarun sameysa diraasaatka oo ku taalla dalka Holland ayaa tilmaamtay in Soomaalida ay yihiin dadka ugu badan ee wajahay falalka cunusurinimada ah.

Dhagayso Warbixin Cabdisamad Cunsuriyadda heysata Soomaalida Holland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular