HomeAll newsEhellada Qaar Kamid ah Dhalinyaradii ay Xasuuqeen Ciidamada Uganda Oo Hadlay.

Ehellada Qaar Kamid ah Dhalinyaradii ay Xasuuqeen Ciidamada Uganda Oo Hadlay.

Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Shisheeyaha kusoo duuley dalka Soomaaliya, ayaa magaalada Buulo-mareer ee Shabeellaha Hoose waxay ka geysteen fal gumaad wuxuushnimo ah oo ay ku dileen dhalinyaro Soomaaliyeed.

Ugu yaraan 3 wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasoo beer qodato ah ayay ciidamada Shisheeye habeenkii xalay ku dileen duleedka Buulo-Mareer, iyadoo labo kamid ah wiilasha dhalinyarada ah ay gowraceen.

Nin abti u ah mid kamid ah wiilasha ay gowraceen ciidamada Uganda ayaa waraysi uu siiyay idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, wuxuu kaga warbixiyay sida ay wax u dheceen.

Halkan ka dhagayso waraysiga mid kamid ah ehellada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular