Max’ed Cumar Dalxa oo kamid ahaa baarlamaankii hore ee Dowladda Federaalka ayaa waraysi uu siiyay idaacadda Al-Furqaan, wuxuu kaga hadlay dhibaatooyinka ka jira wadanka ee noocyada kala duwan leh, iyo waxa xalka u ah.
DHAGYASO WAREYSI XILDHIBAAN HORE MAXAMAD CUMAR DALXA