Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay, dibadbaxyo xooggan oo ay dhigayaan ehellada iyo qaar kamid ah dadka ku dhaqan caasimadda oo loogaa soo horjeedo xasuuqii ay ciidanka Uganda ka geysteen magaalada Buulomareer ee gobalka Sh-hoose.
Ciidanka Uganda ayaaa 3 qof oo shacab beeraley ah waxa ay dhawaan si arxan darro oo bareer ah ugu dileen magaalada Buulomareer, arrinkaas oo ay si weyn kaga caroodeen dad badan oo Muslimiin ah.