HomeAll newsSideed Caruurtaada u Jecleysiin Kartaa Salaadda. .

Sideed Caruurtaada u Jecleysiin Kartaa Salaadda. [DHAGAYSO WARBIXIN MUHIIM AH].

Caruurta waa ildoogsi iyo deeq uu Allaah siiyay waalidiinta, waxayna anfac adduun iyo mid Aakhiraba yeelan karaan, marka aan ku dadaalno inaan ku tarbiyeyno tarbiyo wanaagsan oo diineed.

Salaadda waa rukniga labaad ee Tiirarka Islaamka, waxaana muhiim ah in caruurta la baro iyagoo aad u da’ yar, si ay dhaqan iyo astaan ugu noqoto inta ay noolyihiin.

Hadaba sideen caruurta u jecleysiin karnaa Salaadaha? waa ciwaanka warbixin muhiim ah oo ku baxday barnaamijka Tarbiyada Caruurta ee Jimcihii ka baxa idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan.

Halkan ka dhagayso Sideed Caruurtaada u Jecleysiin kartaa Salaadda?

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular