HomeAll newsWasiir Katirsan Maamulka Jubbaland Oo Lagu Dhaawacay Dagaallada Maanta Dhacay.

Wasiir Katirsan Maamulka Jubbaland Oo Lagu Dhaawacay Dagaallada Maanta Dhacay.

Wasiirka Awqaafta ee maamulka la baxay Jubbaland Maxa’ed Yuusuf Cumar, ayaa ku dhaawacmey weerar kamiin ah oo ka dhacay inta u dhexeysa Kismaayo iyo Buulo-Xaaji, wuxuuna la socday ciidamo gurmad ahaa.

Wasiirka ayaa lagu dhaawacay weerar kamiin ah oo ka dhacay deegaanka Cabdalla biroole ee duleedka Kismaayo, waxaana jiro khasaare xoogan oo gaaray askarta gurmadka ahaa.

La Soco wixii soo kordha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular