Dhigane iyo Dhambaal, waa isku day ay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo heer jaamacadeed ah ay kusoo koobayaan nuxurka kutubo muhiim ah oo ay qoreen culimada muslimiinta.
Xalqada todobaad, waxaa arday lagu magacaabo Cabdil-Xayyi uu isdul taag ku sameynayaa kitaab lagu magacaabo Al-Iimaanul Awsat.
Halkan ka dhagayso Dhigane iyo Dhambaal- Al-Iimaanul Awsat- 07