HomeAll news" Jihaadiyiinta; Dowladnimada iyo Maamulka" Diraasad Cusub. .

” Jihaadiyiinta; Dowladnimada iyo Maamulka” Diraasad Cusub. [DHAGAYSO FALANQEYN].

Machadka Washington Institute ee ka faallooda arimaha la dagaallanka waxa loogu yeero argagaxisada ah, ahna machad taabacsan dowladda Maraykanka, kana shaqeeyaan masuuliyiin Ameerikaan ah oo qeyb ka ah wasaaradaha dagaalka iyo arimaha dibadda, ayaa baahiyay diraasad ka kooban inkabadan 100 page, taasoo lagu gorfeynayo maamulka Jamaacaadka Jihaadiga ah ee daafaha caalamka, iyo aragitdooda la xiriirta xukunka iyo dowladnimada.

Diraasadda waxaa ciwaan looga dhigay “ Jihadist Governance and StateCraft” oo ah xukunka Jihaadiga iyo fanniga dowladnimada, waxaana qoray koox baarayaal ah, oo qaarkood wax ka dhiga jaamacadaha siyaasadda iyo milliteriga ee dalka Maraykanka, dabcan baaxith walibana wuxuu diraasadda ku leeyahay mowduuc gaar ah.

Halkaan ka dhageyso falanqeynta diraasadda cusub ee la xiriirta maamulka Jamaacaadka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular