Muruq-maalatada ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa lasoo dersay xaalad adag oo xoga nolosha ah, taasoo ay ugu wacantahay dagaallada habka qabiil u abaabulan ee magaalada ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan Dowladda Federaalka.
Dadka degmada Luuq ayaa badankood ka qaxay guryahooda, waxaana taasi ay saameysay xoogsatada, maadaama aaney magaaladu bulsho badan joogin.