Ganacsade lagu magacaabo Bashiir oo kamid ah Soomaalidii waqtiga fog tegay dalka Koonfur Afrika, ayaa ka sheekeeyay dhacooyin kala duwan oo halkaasi kusoo maray intii uu ku ganacsanayay.
Wuxuu ka hadlay sida ay Soomaalidu ugu ganacsadaan wadankaasi, iyo dhibka laga maro lacagta dalkaasi laga soo shaqeeyo.
Halisyada ka jira wadankaasi ayuu waxbadan ka bidhaamiyay, kuwaasoo isaga laftiisa marar badan uu halis ku galay.