HomeAll newsMaamulka Al-Shabaab ee Mudug Oo Soo Bandhigay Askar Kasoo Goosatay DF.

Maamulka Al-Shabaab ee Mudug Oo Soo Bandhigay Askar Kasoo Goosatay DF.

Waxaa isasoo taraya askarta kasoo baxeysa safka ciidamada Dowladda Federaalka ee isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wilaayada Islaamiga ee Mudug ayaa soo bandhigtay askar kasoo tagay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kuwaasoo sheegay iney ku qanceen in wadada ay ku taaganyihiin aaney ahayn mid sax ah.

Askarta isasoo dhiibtay ayaa tiradoodu waxay gaareysaa 3 askari, waxayna la hadleen warbaahinta.

Halkan ka dhagayso Askar isku dhiibay Al-Shabaab.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular