Haweeney Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ayaan Cali Waceys, ayaa ku umul raacday isbitaal ku yaala dalka Ingiriiska ah, gaar ahaan magaalada London ee caasimadda wadankaas.
Gabadhan Soomaalida ah ayaa intii ay foolaneysay waxaaney helin daryeelka caafimaad ee muhiimka u ahaa badqabkeeda, waxaana ehellada ay sheegeen iney dhakhaatiirta ka howlgaleysay isbitaalka ay midab takoor ku sameeyeen.
Dhacdadan ayaa qeyb ka ah dhibaatooyinka ay la kulmayaan Soomaalida ku nool wadamada reer galbeedka, waxaana habdhaqanka rasmiga ah ee dowladahan iyo muwaadiniintoodaba uu ka hor imaanaya halkudhigyada ay afka ka sheegtaan.
Halkan ka dhagayso haweeney Soomaaliyeed oo dayac ugu dhimatay Ingiriiska.