Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay, waxa uu salka ku hayo khilaafka ragaadiyay Dawladda Federaalka, iyo dawladahii is xigxigay ee wadanka soo maray, gumeystuhuna soo dhisay. Mawduucan waxaa todobaadkan marti ku ah barnaamijkana ka qeybgelaya, aqoonyahanno Soomaaliyeed.