HomeAll newsShacabka Muqdisho Oo Ka Faceliyay Magacaabista Wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska.

Shacabka Muqdisho Oo Ka Faceliyay Magacaabista Wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska.

Maalintii shalay Ra’iisal Wasaaraha dowladda fedaraalka Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay xilal kala duwan, waxaana kamid ahaa xilalka uu magacaabay Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.

Bashiir Goobe oo ah janaraal darajo sare ka heysta ciiddannimada, ayaa loo magacaabay wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska, xilkaas oo ay horay uga geeriyootay Khadiija Diiriye.

Dad badan ayaa aad ula yaabay arrinkaas, iyagoona ku tilmaamay wax lagu maadeysto, halka qaarkoodna ay sheegayeen in tani ay muujineyso iney waxba kama jiraan tahay waxa loogu yeero xuquuqda haweenka ee ay reer-galbeedku ku marin habaabiyaan bulshada.

Halkan ka dhagayso aragtida shacabka Muqdisho ee magacaabista Bashiir Goobe.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular