Maamulka Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada Dhexe ayaa ku dhawaaqay xamlo dacwi ah, oo dadka lagu gaarsiinayo diinta Islaamka.
Waaliga Wilaayada Islaamiga ee Jubbada Dhexe Sheekh Cali Darwiish, ayaa ku dhawaaqay xamlada, waxaana ducaad ka socota wilaayada iyo culimada diinta Islaamka ay safaro ku mari doonaan deegaannada gobolka.
Xamlada waxaa ciwaan looga dhigay “Irshaadul Ummah” oo micnaheedu yahay hanuuninta umadda.
Halkan ka dhagayso warbixin ku aadan xamalo dacwadeedka Jubbada Dhexe.