Mid kamid ah Xillibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa ka hadlay, cida rasmiga ah ee hurineysa dagaal beeleedyada ka dhaca meelo kamid ah gobollada Soomaaliya.
Xillibaan Cabdi-Raxmaan Rusheeye ayaa sheegay in Xarakada Al-Shabaab aaney wax lug ah ku lahayn hurinta dagaal beeleedyada ka dhaca qeybo kamid ah wadanka, oo ay horey ugu eedeeyeen masuuliyiin katirsan Dowladda Federaalka.
Wuxuu kamid ahaa xillibaanno maalmihii lasoo dhaafay ka hadlay kulanka baarlamaanka Dowladda Federaalka oo buuq badan uu hareeyeeyay.
Halkan ka dhagayso hadalka Xillibaanka.