Saacadihii lasoo dhaafay xayawaanka loo yaqaanno Waraabaha ayaa waxa uu weerar ku qaaday, qoys degan bartamaha magaalada Hargeysa.
Waraaaha ayaa waxa uu isku dayay inuu la tago, canug yar oo qoyska kamid ahaa, balse hooyadiis ayaa usuura gashay iney kasoo badbaadiso wiilkeeda.
Waraanaha ayaa dhaawacyo ugeystey canuga yar, hooyada dhashay imahaan yar ee uu Waraabuhu la tagi rabay ayaana ka warbixisay sida ay wax udhaceen.
Halkan ka dhagahsy hooyada dahshey ilmaha yar.