Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa qeyb hordhac ah oo kamid ah wareysi ay la yeelatay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere)
Wareysiga Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa kusoo aaday xilli ay jiraan umuuro waaweyn oo ay tahay in dhankooda wax laga weydiiyo Al-Shabaab.
Hal sawir ka wax sheeg badan ku eray oo la qoro ama la akhriyo’e, xilliga wareysiga laga qaadayay afhayeenku wuxuu xirnaa labiska ciidanka.
Qeybtan hordhaca ah waxa uu uga hadlayaa arrimo xasaasi ah oo hadda taagan, kana mid yihiin hubkii dhawaan lagu furtay agagaarka Caabudwaaq iyo canshuurta ay DF sheegtay in ay ka qaadayso lacagaha telefoonada loo isticmaalo.
Hordhacan kadib waxaan dhawaan soo gudbin doonnaa insha’allaah wareysiga oo dhammeystiran.
Halkan ka daawo waraysiga horudhaca- OK
Halkan ka daawo horudhaca Waraysiga- link Facebook.