Naftood huriyaal katirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa habeenkii xalay waxay weerar culus ku qaadeen xarun aad amaankeeda loo ilaaliyo oo ay Muqdisho kaga sugnaayeen xubno katirsan Dowladda Federaalka.
Weerarka ayaa si gaar ah u beegsaday goob lagu caweeyo oo ku taalla xeebta Liido, laguna magacaabo Beach Veiw, waxaana weerarka ka dhashey waxyeello kala duwan.
Halkan ka dhagyaso wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Beach Veiw.