Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmada Wajaale ee uu ka arrimiyo maamulka Smaliland oo saxaafadda la hadlay ayaa waxa ay sheegeen, in maamulka la baxay Somaliland uusan waxba ka qaban baahiyaha dadka ku dhaqan degmadaas.
Waxa ay sheegeen in magaalada uu daadsan yahay qashin fara badan, wadooyinka magaalada la mari la’yahay, maamulkana uu waxqabadkiisa ku sheegay wado horey udhisneed inuu dhisay.
Waxa ay kaloo kasoo horjeesteen xafiis ay sheegeen in maamulku uu ka furay magaalada, kaas oo ay sheegen inuu yahay mid lacago lagu raadinayo balse aan bulshada wax loogu qabaneyn.
Halkan ka dhagayso Cabashada Bulshada Wajaale