Su’aalo badan ayaa weli ka taagan qaabka uu u dhacay dilka Ismaaciil Haniyah, oo kamid ahaa hogaanka Muqaawamada Filastiin, kaasoo ka dhacay magaalada Tehraan ee caasimadda Iiraan.
Wargeyska Newyork Times ayaa warbixin ka qoray qaabka uu u dhacay dilka, isagoo soo xiganaya saraakiil iyo xubno muhiim ah.
Halkan ka dhagayso Warbixinta Newyork Times ee dilka Ismaaciil Hanniyah.