HomeAll newsBeeraleyda Soomaali Galbeed Oo Ka Cabanaya Dhibaatooyin Heysta Beerahooda.

Beeraleyda Soomaali Galbeed Oo Ka Cabanaya Dhibaatooyin Heysta Beerahooda.

Beeraleyda ku nool degmada Doollo ee dhulka Soomaaligalbeed, ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ka heysta xagga beeraha iyo tacabkooda.

Beeraleyda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay, in dhibaatooyin kala duwan oo ay wajahayaan, oo ay ka mid yihiin waxyeelladii ay ku reebeen fatahaado dhawaan saameeyay dhamaan beeraha ka agdhaw wabiga, kwuaaso sido kale horay usoo qaatay matooradii ay ku waraabsanyeen beeraha.

Waxay sheegeen ineysan heysan waxayaabah muhiimka u ah beeraha, oo ay kamid tahay cagafta, iyo qalabyada kala ee ay ubaahanyihiin beeraah.

Sido kale waxay intaasi ku dareen, iney fatahaadihii saameeyay ay baabi`iyeen dhamaan wixii baaraha uga baxayay, oo ay ku jiraan geed-mirooyadii la tacbay 30-kii Sanno ee lasoo dhaafay.

Halkan ka dhagayso cabashada beeraleyda Soomaali Galbeed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular