Hogaamiyaha maamulka labaxay Puntland, ayaa ka hadlay khilaafka la sheego inuu ka dhexeeyo Dowladda Federaalka iyo Itoobiya ee la xiriira arinta badda.
Wuxuu Deni, arin siyaasadeed oo aan xaqiiqo ahayn ku tilmaamay khilaafka ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Itoobiya, islamarkaana laga leeyahay dano gaar ah.
Wuxuu xilliga uu hadlayay muujiyay inaanu wax dhib ah u arkin in Itoobiya qaadato badaha Soomaaliya, arinkaas oo uu ku tilmaamay mid ganacsi, haddana uu ku howlanyahay sidii dekadda Garracad ay ugu wareejin lahaayeen shirkad shisheeye oo aanu sheegin dalka laga leeyahay.
Halkan ka dhagayso warka kasoo baxay maamulka Puntland.