HomeAll newsMasuul Katirsan Safaaradda Jabuuti ee Dowladda Federaalka Oo ku Dhintay Dibadda.

Masuul Katirsan Safaaradda Jabuuti ee Dowladda Federaalka Oo ku Dhintay Dibadda.

Cabadiraxmaan Maxamad Hiraabe.

Cabadiraxmaan Maxamed Hiraabe oo ahaa qunsulka guud ee Safaaradda Jabuuti ee Dowladda Federaalka, ahaana la taliyaha koowaad ee safaaradda, ayaa shalay ku geeriyooday  magaalada Gävle ee wadanka Sweden.

Ninkan oo muddo dheer ka shaqenayay safaaradda, ayey Dowladda Federaalka ku sheegtay geeridiisa mid naxdin leh, inkastoo aysan cadeyn sababta uu udhintay.

Salaad Cali Jeelle oo ah Safiirka Jabuuti ee Dowladda Federaalka, ayaa ka hadlay dhimashada ninkan, wuxuuna xaqiijiyay geeridiisa.

Halkan ka dhagayso dhimashada xubin katirsanaa safaaradda Dowladda Federaalka ee Jabuuti.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular