Waxaa qeybo kamid ah deegaannada gobolka Hiiraan ee ay ka taliso Wilaayada Islaamiga ah gaaray xubno horey uga tirsanaa malleeshiyaadka Macwiisleyda ee qeybta ka ah xamlo dagaaleedka lagu soo qaaday goobaha lagu maamulo Shareecada Islaamka.
Maamulka Islaamiga ee gobolka Hiiraan ayaa saxaafadda usoo bandhigay ugu yaraan 5 askari oo qaarkood ahaa ciidamada Dowladda Federaalka, waxaana ay kala yihiin:
1-Cabdullaahi Maxamad Faarax Diiriye oo kamid ahaa Boolis Milataaro, kana yimid Muqdisho.
2-Cabdi Cali Mu`min oo kamid ahaa Macaawisleyda ee ku sugan Baladweyne.
3-Cumar Maxamuud Maxamd, wxuu katiranaa macaawisleyda ee kaga aas aasay bariga Hiiraan.
4-Xasan Maxamad Cabdullaahi ayaa isna kamid ahaa Macaawisleyda ku sugan Baladweyne.
5-Maxamad Ibraahim Cusmaan ayaa kamid ahaa Macaawisleyda ku sugan Galbeedka magaalada Baladweyne.
Halkan ka dhagayso ciidamada isasoo dhiibay oo Warbaahinta la hadlay.