Mas’uul sare oo katirsanaa xisbiga talada haya ee dalka Itoobiya islamarkaana ay siyaasad ahaan mar isku dhowaayeen Abiy Axmed ayaa dowlada ka goostay wuxuuna ku biiray mucaaradka hubaysan.
Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in madaxweyinihii hore ee ismaamulka Amhara, sidoo lalena soo noqday wasiirkii hore ee arrimaha debadda xabashida iyo la taliyihii amniga qaranka ee xafiiskaRa’iisul wasaaraha Itoobiya uu ku biiray jabhadda hubeysan ee Fano.