HomeAll newsXillibaan Sheegay in Dowladda Federaalku Hurineyso Dagaalka Qoryooley.

Xillibaan Sheegay in Dowladda Federaalku Hurineyso Dagaalka Qoryooley.

Xildhibaan Cabdulqadir Dhure Yariisow, oo kamid ah golaha Baarlamaanka Fedaraalka, ayaa sheegay in dagaalka ka socda degmada Qoryooleey ay ka dambeyso Dowladda Federaalka.

Wuxu si gaar ah u eedeeyay Xasan Sheekh Madaxweynaha DF, iyo wasiiro uu sheegay inuu isagu dirayo.

Shalay oo ugu dambeysay xiisad colaadeed ayaa ka taagneyd magaalada Qoryooleey ee Sh.hoose, waxaana hubka isku heysta isna horfadhiya, maleeshiyaad kasoo kala jeeda labo beelood, islamarkaana taabacsan DF.

Dagaalka ka socda Qoryooleey, ayaa u abaabulan hab-qabiil, wuxuuna socdaa muddo dhawr bilood ah.

Halkan ka dhagayso warka Xillibaanka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular