HomeAll newsDowladda Federaalka iyo Itoobiya oo Maanta ku Kulmaya Dalka Turkiga.

Dowladda Federaalka iyo Itoobiya oo Maanta ku Kulmaya Dalka Turkiga.

Waxaa kulan maanta ka dhacaya magaalada Ankara ee caasimadda wadanka Turkiga lagu wadaa, in Dowladda Federaalka ay badda Soomaaliya qeyb kamid ah ku wareejiso dowladda Xabashida ee Itoobiya.

Hadaba wararkii ugu dambeeyay ee la xiriiray arintan, waxaa isha ku hayay Cabdil Fataax Maxamed Qaasim, oo kamid ah wariyaasha warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.

Halkaan ka Dhageyso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular