Khilaaf ayaa marka ka dhex-qarxay hogaanka sare ee kooxda TPLF, kadib markii gudiga doorashooyinka dawladda Itoobiya uu siiyay. aqoonsi xisbinimo oo suuragelin kara iney ka qeyb galaan doorashooyinka.
Waxaa arrinkaas gaashanka udaruuray, maxaweynaha ku meel gaar ah ee gobolka Tigreega, kaasoo sheegay inuu gobolka ku keeni karo burbur iyo kala qeybsanaan.
Dhinaca kale Xubno kamid ah TPLF ayaa wada, qaban qaabada shirweyne AY isugu yimaadaan xisbigooda, maadaama la aqoonsaday.
Halkaan ka Dhageyso Waxa uu Salka ku Hayo Khilaafka Madaxda TPLF