Waxaa fashil iyo guuldarro kusoo dhamaaday wahadahadalladii magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga uga socday dowladda fedaraalka iyo tan Xabashida Itoobiya.
Wahadahadalladaan oo aan aheyn kuwa toos ah, islamarkaana uu garwadeyn ka yahay Turkiga ayaa la isku mari waayay, taas oo keentay in lagu kala yaaco.