HomeAll newsMaamulka Somaliland: Is-Afgaradkii Itoobiya Heshiis Rasmi ah Ayaan u Bedeleynaa.

Maamulka Somaliland: Is-Afgaradkii Itoobiya Heshiis Rasmi ah Ayaan u Bedeleynaa.

Maamulka labaxay Soomaaliland ayaa sheegay inuu halkiisa kasii socodo is-afgaradkii ay Itoobiya ku siiyeen Badda Soomaaliya.

Wasiirka arimaha dibadda maamulka Soomaaliland Ciise Keyd Maxmuud, ayaa sheegay inaanu quseynin shirkii fashilmey ee Ankara ku dhexmaray Dowladda Federaalka iyo itoobiya, isagoona tilmaamay in shirkaas fashil kusoo dhamaaday.

Wuxuu dhanka kale sheegay in is-afgaradkii ay la gaareen Itoobiya uu halkiisa kasii scodo, maraan fogeynna uu isku bedeli doono heshiis rasmi ah, illaa iyo hadana aaney heynin ifafaalo muujinaya in Itoobiya ay dooneyso iney heshiiskaas ka baxdo.

Halkan ka dhagayso warka maamulka Soomaaliland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular