HomeAll newsDegaan Katirsan Dhulka Soomaali-galbeed oo ay ka Taagan Tahay Xaalad Nololeed.

Degaan Katirsan Dhulka Soomaali-galbeed oo ay ka Taagan Tahay Xaalad Nololeed.

Bulshada ku dhaqan degaan katirsan dhulka Somali-galbeed oo cabasho ka ah maamulka ay Xabashidu ka dhisatay dhulkaas.

Dadkaan oo ku dhaqan degaan hoostaga degmada Maaya-Muluqo oo kamid ah dhulka Somali-galbeed ayaa waxa ay sheegeen, in xarunta caafimaadka ee degaanka aysan shaqeyneyn, taas oo dhibaato ku ah dadka.

Sidoo kale waxa ay xuseen in degaanka laga dareemayo biyo la’aan, iyagoona tilmaamay in aan waxba laga qaban dhibaatooyinka ka jira degaanka.

Biyaha hadda laga isticmaalo degaanka ayay sheegeen iney yihiin kuwa aan aan lacabi karin, taas oo halis galin karta caafimaadka dadka.

Halkaan ka Dhageyso Cabashada Dadka ku Dhaqan Soomaali-Galbeed

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular