HomeAll newsGanacsatada Muqdisho oo ka Cabanaya Lacago Badan oo Dekadda Looga Qaato.

Ganacsatada Muqdisho oo ka Cabanaya Lacago Badan oo Dekadda Looga Qaato.

Maalintii shalay ganacsatada gobalka Banaadir ayaa kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen waxa ay kaga hadleen, dhibaatooyin ay kala kulmayaan dowladda fedaraalka.

Waxa ay sheegeen in caqabado iyo culeysyo adag ay in muddo ah kala kulmayaan, hey’ado katirsan dowladda fedaraalka oo lacago xad dhaaf ah ka qaada badeecadaha ay kasoo dajistaan dekadda Muqdisho.

Waxay kaloo walaac ka muujiyeen lacagaha ay dowladda fedaraalka ka jaraneyso dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Halkaan ka Dhageyso Faahfaahinta Warkaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular