Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashey qarax maalintii shalay, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, la beegsadeen kolonyo ciidamo katirsan maamulka labaxay Koonfur-Galbeed oo ku socdaalayay inta u dhexeysa Baydhabo iyo Bardaale.
Qaraxa ayaa haleeley gaari Cabdi bile ah, waxaana markiiba ku dhintay 12 askari oo uu mid kamid yahay sarkaal lagu magacaabo Soomow, oo ahaa taiye kuxigeenkii ciidamada Daraawiishta maamulkaas.
Halkan ka dhagayso Faafaahin la xiriirta khasaaraha.