Magaalada Gaarisa oo kamid ah dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya ayaa lasoo sheegayaa iney kusii xoogeysanayaan afduunka.
Waxaa magaalada kusoo batay afduubka loo geysanayo dadka ku dhaqan magaaladaas, kuwaas oo sidoo kale dhibaatooyin kala duwan loo geysto.
Ciidamo katirsan dowladda Kenya ayaa geysanaya afduubka ka dhanka ah dadka shacabka ah, kuwaas oo ay xaqdarro ah uga ka xeysatay magaalada.
Mid kamid ah dadka ku dhaqan Gaarisa ayaa ka warbixinaya afduubka ay wado dowladda Kenya ee kusoo badnaya magaalada.
Halkan ka dhagayso Afduubka ciidamada Kenya ee magaalada Gaarisa.