HomeAll newsQ/M oo Markale soo Saartay Digniin la Xiriirta Weeraro ka Dhaca Muqdisho.

Q/M oo Markale soo Saartay Digniin la Xiriirta Weeraro ka Dhaca Muqdisho.

Hey’adda Qaramada Midoobey ayaa soo saartay digniin la xiriirta weeraro markale ka dhaca magaalada Muqdisho oo ka dhan ah shisheeyaha dalka kusoo duulay iyo dowladda fedaraalka.

Xafiiska ay hey’addaani ku leedahay xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee shisheeyaha dalka kusoo duulay ayaa soo saarTay digniintaan cusub, iyagoona sheegay iney heleen xogta weeraro horleh oo ka dhaca magaalada Muqdisho.

Goobaha la beegsan karo ayay ku sheegeen iney kamid yihiin baraha koontarool ee laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada, hoteellada ku yaalla caasimada oo ay dagan yihiin xubno katirsan dowladda fedaraalka, baraha koontarool ee KM4 iyo meelo kale.

Halkaan ka Dhageyso Digniinta Qaramada Midoobey

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular