Bashiir Axmed Salaad oo kamid ah wadaadada ufatwooda dowladda fedaraalka iyo shihseeyaha dalka kusoo duulay ayaa si cad uteegeeray, dastuurka iyo dimuquraadiyadda ay ku dhaqanto dowladda fedaraalka.
Waxa uu shaaca ka qaaday, in dastuurka dowladda fedaraalka uu yahay mid lagama maarmaan ah, isagoo khalad ku tilmaamay soo jeedinta culimada Soomaaliyeed ee ah in Kitaabka Allaah uu umaddu ku filan yahay.
Dastuurka dowladda fedaraalka waxa uu qirayaa in waddanku fedaraal yahay, haddana Bashiir waxa uu sheegay in fedaraalku ay gaalo keeneen dalka.