Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka ayaa waraysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay arimo dhowr ah, oo ay kamid tahay waxa keeney jabka ciidamada Dowladda Federaalka ku gaaray furimaha dagaalka.
Halkan ka daawo Warbixin hadalka Shariif Sheekh Axmed