HomeAll newsSafaaradda Dowladda Federaalka ee Kenya oo Handaad ku Haysa Shaqaalaha DF.

Safaaradda Dowladda Federaalka ee Kenya oo Handaad ku Haysa Shaqaalaha DF.

Korneyl Koofi ahaa  agaasimihii hore ee  hey’adda Socdaalka ee Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay, in handadaad iyo dhibaatooyin kala duwan ay safaaradda ay ku leeyihiin Kenya ku heyso shaqaalaha dowladda fedaraalka.

Waxa uu tilmaamay in siyaasiyiin iyo shaqaale kale loo geystay xarig, qaar loo hanjabay iyo kuwa kale oo farrimo caga jugleyn ah loo diray.

Waxa uu tibaaxay in ganacsato iyo siyaasiyiin ay dhibaatooyin kala duwan kala kulmayaan safaaradda Dowladda Fedaraalka ku leedahay magaalada Nairobi.

Dadka la dhibaateeyay ayuu xusay iney kamid yihiin xildhibaanno katirsan baarlamaanka, kuwaas oo goob-joog ahaa madal uu hadalkaan ka jeedinayay.

Halkan ka dhagayso Warka Koofi.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular