HomeAll newsXildhibaan Katirsan Baarlamaanka oo DF ku Tilmaamay Mid Liidata oo Dhimatay.

Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka oo DF ku Tilmaamay Mid Liidata oo Dhimatay.[DHAGEYSO]

Xildhibaan katirsan baarlamaanka ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay, iney caburin iyo marin habaabin ku heyso bulshada.

Xildhibaan Cabdirashiid Jiley oo katirsan baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa shaaca ka qaaday, in wali ay socdaan cuburinta iyo dhibaatooyinka kale ee geysaneyso dowladda fedaraalka.

Dowladda Fedaraalka ayuu ku tilmaamay iney tahay mid xikmad iyo caqli la’aan ah islamarkaana lidata.

Waxaa kale oo uu weerar afka ah ku qaaday xildhibaannada la safan dowladladda fedaraalka ee ku garabsiinaya marin habaabinta bulshada.

Halkaan ka Dhageyso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular