HomeAll newsAskar Xabashi ah oo Lagu Dilay Weerar ka Dhacay Itoobiya.

Askar Xabashi ah oo Lagu Dilay Weerar ka Dhacay Itoobiya.[DHAGEYSO]

Dagaallo lagu dilay ku dhawaad 15 ruux oo ay ku jiraan ciidamo katirsan dowladda Xabashida Itoobiya ayaa ka dhacay gudaha dalkaas.

Weerarka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay goob ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Xabashida Itoobiya oo ku taalla mandiqadda Siijiin Koonsi ee gudaha Itoobiya.

Ugu yaraan 14 ruux oo 8 kamid ah ay yihiin ciidamo katirsan dowladda Itoobiya ayaa lagu dilay weerarka.

Jabhadda Oromada ee OLA ayaa loo badinayaa iney geystay weerarkaan cusub ee ka dhacay dalka Itoobiya.

Halkaan ka Dhageyso Faahfaahinta Weerarka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular