HomeAll newsSalafka iyo Caruurta. .

Salafka iyo Caruurta. [DHAGAYSO XALQADA LIXAAD].

Salafka waxay daneyn gaar ah siin jireen ubadka soo koraya, taasoo qeyb ka ah waajibaadka diineed ee saaran waalidiinta, wuxuuna ihtimaamkan soo saaray jiil ka soocan kuwa maanta nool.

Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya oo kamid ah culimada Diinta Islaamka, ayaa qeyb kamid ah kitaabka Xayaatu Salaf Beynal Qowli Wal Camal, wuxuu kaga hadlayaa tilmaamaha ay lahaayeen caruurta Salafka iyo sida ay Salafku ula dhaqmi jireen ubadkooda.

Xalaqaatkan ayaana hadda ku baxa barnaamijka Tarbiyada Caruurta ee idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan. Xalqada lixaad ayaana ku saabsan sidii ay Salafku u dhiirogelin jireen caruurtooda.

Halkan ka dhagayso Salafka iyo sidey u dhiiragelin jireen da’yarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular