Askar katirsan dowladda fedaraalka ayaa degmada Kaxda ee gobalka Banaadir waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ah.
Waxa ay doonayeen iney ka dhacaan mobile uu watay, taas oo sababtay in ugu dambeyn ay nafta dhaafiyaan.
Dilka kadib askarta ayaa goobta isaga baxsatay, waxaana marar badan ay askartu geysteen dilal nuucaan ah.
Halkaan ka Dhageyso Warka Dilka Askarta Dowladda Fderaalka Ugeysteen Wiilka Dhalinyarada ah